• Student Portal
  • Staff Portal
  • Staff Webmail
  • Email info@uohs.edu.so
  • Phone +252907644740
Student Login
  • Home
  • About Us
    • UOHS History
    • UOHS Founding Father
    • Rector’s Message
    • University Structure
    • Strategic Goals & Objectives
    • Vision & Mission
  • ACADEMICS
    • Undergraduate Programs
    • Postgraduate Programs
    • Online Programs
    • Diplomas & Certificate
  • ADMISSIONS
    • Admission Requirements
    • Academic Regulations
    • Transfer Rules
    • Tuition Policy
    • Scholarships
    • Contact
  • STUDENTS
    • Academic Calendar
    • Grading System
    • Student Activities
    • Awards & Scholarships
  • RESEARCH
  • LIBRARY
    • E-Granary Library
    • Research 4Life
    • E-Digital Books & Journal

Questionnaire

Ujeedada daraasaddan ayaa ah in la qiimeeyo suurtagalnimada Daruusta in hore looduubo si uu uga faaiidaysto ardaygu casharada oo duuban iyo qiimaynta Kulliyadaha si kor loogu qaado feejignaanta ardayda iyo guusha waxbarasho ee Maalmaha Ramadaanka. Gaar ahaan, daraasaddu waxay isku dayi doontaa inay iftiimiso aragtida ardayda iyo macallimiinta ee ku saabsan casharrada la duubo ee Ramadaanta. Natiijooyinka daraasaddan ayaa suurtogal ah in loo isticmaalo oo loo wareegi karo hababka internetka, sida isticmaalka casharro hore loo duubay, oo ka badan tilmaamaha caadiga ah ee fool ka foolka ah inta lagu jiro bisha Ramadaan.

Buuxi qaybtan si aad u ogolaato ka qaybqaadashada sahanka?

Ramadaanka iyo heerka feejignaanta

Ma la qabsatay jadwalka cusub ee Ramadaan? *
Maxay yihiin sababaha kaa dhigaya inaadan rabin inaad ka qayb gasho xiisadaha tooska ah inta lagu jiro bisha Ramadaan? *
Ma qiyaasi kartaa heerka aad diirada saarayso casharada inta lagu jiro Bisha Ramadaanka? (Fadlan mid-dooro) *

Bisha Ramadaan iyo agabka waxbarashada ee loo bahan yahay

Maleedahay Mobile ama Tablet lagu isticmaalikaro Internet-ka? *
Ma leedahay computer? *

Isticmaalka Casharada Muuqaalka ee La duubay

Ka dooro liiska Taageero noocee ah ayaad u malaynaysaa inay ku habboon tahay in la helo Ramadaanta (waxaad dooran kartaa wax ka badan hal)

Ardaydii la siiyay Casharada la duubay

Mid ka dooro liiska hoose

Inta jeer ee ay jawaab-bixiyeyaashu u isticmaaleen casharro la duubay ______ Weligaa ma isticmaashay casharro la duubay ka hor?
Maxaa ka daawataa Casharada la duubay? *
Goorma daawataa muuqaalada casharada ee duuban? *
Marna makala kulantay dhibaatooyin farsamo. *
Radio
Ma kula tahay duubista casharrada inay bedeli karaan waxbarid fool ka fool ah. *
Tilmaam muhiimada duubista casharada iyo ujeedooyin kala duwan (waxaad dooran kartaa wax ka badan hal ujeedo). *
Sababaha aan loo daawanayn mid ama in ka badan oo casharadaha la duubay (waxaad dooran kartaa wax ka badan hal ujeedo)
Kuwa soo socda kee baa kaa caawin kara inaad ku guulaysato koorsadaada? *

Faculties

  • Faculty Of Medecine & Surgery
  • Faculty Of Clinical Midwifery
  • Faculty Of Clinical Nursing
  • Faculty Of Food Sciences & Nutrition
  • Faculty Of Clinical Pharmacy
  • Faculty of public Health
  • Faculty Of Medical Labotary
  • Faculty Of Radiological Sciences & Medical Imaging

Security & Brand

  • Report Copyright Infringement
  • Report Security Issue
  • Trademark Notice

WEBSITE

  • Accessibility
  • Digital Accessibility
  • Privacy Statement

Get in touch

  • Contact UOHS
  • Maps & Directions
  • Jobs

© 2024 UOHS Team. All rights reserved

  • TERMS OF USE
  • PRIVACY POLICY
  • ETHICS

Connect with Us

    Subscribe with Us


    @INSTAGRAM