Maanta oo ay taarikhdu tahay 9.02.2022 ayaa Maamulka Jamacadda Culuumta Caafimaadka waxay usoo xirtay tabo-bar ay ka qayb-qaateen qaybo kamida shaqaalaha iyo ardayda dhamaynaysa jamacadda.