Seeds of Peace

Seeds of Peace

Maanta oo ay taarikhdu tahay 9.02.2022 ayaa Maamulka Jamacadda Culuumta Caafimaadka waxay usoo xirtay tabo-bar ay ka qayb-qaateen qaybo kamida shaqaalaha iyo ardayda dhamaynaysa jamacadda.
Taba-barkaas oo soconayey shan-maalmood ,waxaana bixinayey Dr. Yosuf Sheikh Omar.