Taba-bar soconayey shan-maalmood ayaa lagu qabtay jaamacadda culuumta waxaana bixinayey Dr. Yosuf Sheikh Omar.