The First NIH Health Research Conference
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxa ay soo dhoweynaysaa sida guusha ah ee uu ku soo dhamaaday Shirweynihii Cilmi-baarista Caafimaadka Soomaliya ( The First NIH Health Research Conference) oo ka dhacay Garoowe.