Seeds of Peace
Taba-bar soconayey shan-maalmood ayaa lagu qabtay jaamacadda culuumta waxaana bixinayey Dr. Yosuf Sheikh Omar.
Kulliyada Medicine
Dufcadii saddexaad ee kulliyada daaweynta iyo qaliinka (Faculty of Medicine) ayaa muddo kadib soo gabagabaysay imtixaaankii gunaaanadka ee Jaamacadda.