Tacsi. إنا لله وإنا إليه راجعون

Tacsi. إنا لله وإنا إليه راجعون


TACSI

إنا لله وإنا إليه راجعون
Alle ha u naxariisto Prof Abdirizak Hussein Hassan Gudoomiyaha Jaamacadda Culuumta caafimaadka Ahna Asaasihii Jaamacadda.
Ilaahay naxariistiisa hawgu deeqo, Godkana haw nuuriyo Samir iyo iimana Allah ha ka Siiyo Qoyskii Famligii, dhamaan Bahda jaamacadda culuumta caafimaadka, Ardayda, iyo dhamaan bulsho weynta reer Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.