
Tababar barashada maadada Entomology.
Maanta Oo ay taarikhdu ku beegan tahay 03/03/2022 Ardayda Kulliyada shaybaarka semesterka 8 ee Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ayaa u soo dhamaaday tababar ay ku baranayeen maadada Entomology, waxaana lagu soo gabagabeeyay qaliin ay maanta kusameeyeen “kaneeco” iyaga oo kasoo saaray Ovaries-ka (ugxanta) iyo Salivary Glands (qanjirada qayb kamid ah).
Tababarkan waxaa bixiyay Mr. Abdihafid Yasin Hessein oo ah madaxa Entomology-ga (Culuumta cayayaanka) ee
Wasaaradda Caafimaadka Puntland.
SAWIRO
.