Kulliyada Medicine

Kulliyada Medicine

Dufcadii saddexaad ee kulliyada daaweynta iyo qaliinka (Faculty of Medicine) ayaa muddo kadib soo gabagabaysay imtixaaankii gunaaanadka ee Jaamacadda. Imtixaankan ayaa loogu talo galay inay maraan ardayda dhameysay waxbarashada iyo imtixanaadka asaasiga ah si tayadooda aqooneed loo hubiyo.
Sanad kasta imtixaanka waxaa qaada dhakhaatiir aqoon sare leh oo soomaali iyo ajaanib iskugu jira.