Xulka jaamacadda Culuumta Caafimaadka Oo ku Guulaystay Koobka

XULKA JAAMACADDA CULUUMTA Hanbalyo Xulka Jaamacadda Culuumta Caafimaadka “Hanbalyo xulka jaamacadda culuumta caafimaadka oo kuguulaystay koobka kubbada cagta ee jaamacadaha Bosaso.” University Team FINAL UNIVERSITY CUP 2022

UOHS Football Team

Dhamaan bahda jaamacadda culuumta caafimaadka waxa ay guul u rajaynayaan xulka kubbada cagta ee jaamacadda culuumta caafimaadka.

Tababar barashada maadada Entomology.

Ardayda Kulliyada shaybaarka semesterka 8 ee Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ayaa u soo dhamaaday tababar ay ku baranayeen maadada Entomology.

Booqasho & Salaan

Waxaa booqasho sharaf leh ku yimi Jaamacadda Culuumta Caafimaadka. Prof.Dr Ali Sheikh Ahmed Abubakar.

Seeds of Peace

Taba-bar soconayey shan-maalmood ayaa lagu qabtay jaamacadda culuumta waxaana bixinayey Dr. Yosuf Sheikh Omar.

Public Health Field

Ardayda kulliyada Caafimaadka Bulshada ( Public Health Semester 7) ee ....

Leave a Reply

Your email address will not be published.