The First NIH Health Research  Conference

The First NIH Health Research Conference

Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxa ay soo dhoweynaysaa sida guusha ah ee uu ku soo dhamaaday Shirweynihii Cilmi-baarista Caafimaadka Soomaliya ( The First NIH Health Research Conference) oo ka dhacay Garoowe.
Maamulka Jaamacaddu waxay hambalyo gaar ah u dirayaan teamka ka socday jaamacadda Culuumta Caafimaadka oo soo badhigay cilmi baaris ku saabsan ” Assessment of Hepatitis B Vaccination Status and Associated factors among Health Workers in Bosaso, Puntland, Somalia”.

Leave a Reply

Your email address will not be published.