Tartanka Koobka Kubadda Cagta Ee Jaamacadda Uohs
Kulankii kama danbaysta ahaa ee koobka kubbada cagta ee jaamacadda culuumta caafimaad bosaso ciyaarta kama danbaysta ah ayaa waxa ay u dhaxaysay labada kulliyadood ee kala ah Medicine Vs pharmacy.