Tacsi. إنا لله وإنا إليه راجعون
Alle ha u naxariisto Prof Abdirizak Hussein Hassan Gudoomiyaha Jaamacadda Culuumta caafimaadka Ahna Asaasihii Jaamacadda.
University Scholarship
The university of health sciences has awarded a four-year scholarship to Ali Ibrahim Mohamed
Feb
20
Booqasho & Salaan
Waxaa booqasho sharaf leh ku yimi Jaamacadda Culuumta Caafimaadka. Prof.Dr Ali Sheikh Ahmed Abubakar.
Dec
08
Baaq Nabadeed
بسم الله الرحمن الرحيم Baaq Nabadeed Bahda Jaamacadaha magaalada Boosaaso waxa ay ku baaqayaan Ilaalinta nabadda iyo uturidda shacabka ku dhaqan magaalada, sidoo kale waxaan ku boorinayaan shacabka in ay ka wada shaqeeyaan ilaalinta nabadgelyada iyo xasiloonida. Bahda Jaamacaduhu waxa ay ku baaqayaan in xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso lagu dhammeeyo sifo kasta oo aan […]