The UOHS team won the bosaso city university cup
XULKA JAAMACADDA CULUUMTA Hanbalyo Xulka Jaamacadda Culuumta Caafimaadka “Hanbalyo xulka jaamacadda culuumta caafimaadka oo kuguulaystay koobka kubbada cagta ee jaamacadaha Bosaso.” University Team FINAL UNIVERSITY CUP 2022
Tababar barashada maadada Entomology.
Ardayda Kulliyada shaybaarka semesterka 8 ee Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ayaa u soo dhamaaday tababar ay ku baranayeen maadada Entomology.
Seeds of Peace
Taba-bar soconayey shan-maalmood ayaa lagu qabtay jaamacadda culuumta waxaana bixinayey Dr. Yosuf Sheikh Omar.
The First NIH Health Research Conference
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxa ay soo dhoweynaysaa sida guusha ah ee uu ku soo dhamaaday Shirweynihii Cilmi-baarista Caafimaadka Soomaliya ( The First NIH Health Research Conference) oo ka dhacay Garoowe.
Tartanka Koobka Kubadda Cagta Ee Jaamacadda Uohs
Kulankii kama danbaysta ahaa ee koobka kubbada cagta ee jaamacadda culuumta caafimaad bosaso ciyaarta kama danbaysta ah ayaa..
Kulliyada Medicine
Dufcadii saddexaad ee kulliyada daaweynta iyo qaliinka (Faculty of Medicine) ayaa muddo kadib soo gabagabaysay imtixaaankii gunaaanadka ee Jaamacadda.