Baaq Nabadeed
بسم الله الرحمن الرحيم Baaq Nabadeed Bahda Jaamacadaha magaalada Boosaaso waxa ay ku baaqayaan Ilaalinta nabadda iyo uturidda shacabka ku dhaqan magaalada, sidoo kale waxaan ku boorinayaan shacabka in ay ka wada shaqeeyaan ilaalinta nabadgelyada iyo xasiloonida. Bahda Jaamacaduhu waxa ay ku baaqayaan in xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso lagu dhammeeyo sifo kasta oo aan […]