The UOHS team won the bosaso city university cup
XULKA JAAMACADDA CULUUMTA Hanbalyo Xulka Jaamacadda Culuumta Caafimaadka “Hanbalyo xulka jaamacadda culuumta caafimaadka oo kuguulaystay koobka kubbada cagta ee jaamacadaha Bosaso.” University Team FINAL UNIVERSITY CUP 2022
UOHS Football Team
Dhamaan bahda jaamacadda culuumta caafimaadka waxa ay guul u rajaynayaan xulka kubbada cagta ee jaamacadda culuumta caafimaadka.
Tababar barashada maadada Entomology.
Ardayda Kulliyada shaybaarka semesterka 8 ee Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ayaa u soo dhamaaday tababar ay ku baranayeen maadada Entomology.
Seeds of Peace
Taba-bar soconayey shan-maalmood ayaa lagu qabtay jaamacadda culuumta waxaana bixinayey Dr. Yosuf Sheikh Omar.
Food & Nutrition Field
Kulliyada Nafaqada Iyo Quudinta ayaa Booqasho samal ah ku tagay
xaafadda Boqolka buush, Baalade iyo schoolka Najah Secondary School.
Tartanka Koobka Kubadda Cagta Ee Jaamacadda Uohs
Kulankii kama danbaysta ahaa ee koobka kubbada cagta ee jaamacadda culuumta caafimaad bosaso ciyaarta kama danbaysta ah ayaa..
Kulliyada Medicine
Dufcadii saddexaad ee kulliyada daaweynta iyo qaliinka (Faculty of Medicine) ayaa muddo kadib soo gabagabaysay imtixaaankii gunaaanadka ee Jaamacadda.