Public Health Semester

Public Health Semester

Ardeyda kulliyada Caafimaadka Bulshada (Public Health Semester 5) ee Jaamacadda culuumta caafimaadka ayaa booqasho u kuurgalid dhanka cuntada ah(Food Inspection) ku tagay Beerta Rays ee magaalada Boosaaso.
Ardeydu waxay booqdeen qeybaha cuntada ee ay beertu ka kooban tahay. Shaqaalaha Beerta iyo maamulka ayaana si fiican u soo dhaweeyay. Intaas kabacdi ardaydu waxay wacyigalin la xiriirta ilaalinta badqabka cuntadda siiyeen Hawl-wadeenadii ay kula kulmeen qaybihii ay booqdeen ee Beerta.