University Scholarship

University Scholarship

Sholarship

University of health sciences

Booqo Facebook page ka

Scholarship

Deeq Waxbarasho

Jaamacadda culuumta caafimaadka ayaa deeq waxbarasho Oo afar sano ah ugu deeqday Ali Ibraahim Mohamed oo ah ardaygi ugu sareyay Gobolka Bari kalinta labaadna ka galay imtixaanka Shahaadiga fasalka 8AAD ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ardaygaas oo ka baxay school ka Daarul-Qur’aan.

Jaamacaddu waxa ay marwalba diyaar u tahay kana go’an dhiirigalinta iyo kor u qaadida Waxbarashada iyo Tayadda ardaydda Somaliyeed..

Sidoo kale waxay jaamacaddu hambalyo la wadaagaysaa dhamaan ardayda ku guulaystay imtixaanka shahaadiga Dugsiyada dhexe ee puntland, waxaa si gaar ah jaamacaddu ugu hambalyeynaysaa 10-ka arday ee ugu sareeysay imtixaanka.