Booqasho & Salaan

Booqasho & Salaan

BOOQASHO & SALAAN


Waxaa booqasho sharaf leh ku yimi Jaamacadda Culuumta Caafimaadka. Prof.Dr Ali Sheikh Ahmed Abubakar. Waxaa si diiran halkaas ugu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Jaamacadda Professer Abdirizak Hussein Hassan. Labada barfasoor waxay isdhaafsadeen arigtiyaal qiima badan taas oo ku aadan qaabka aqoonta loo tayayn karo loona baahinlahaa.

Prof Dr Ali waa Gudoomiyihii hore ee Jaamicadda Moqdisho kana mid ah Dadkii Asaasay.
Haddana waa Gudoomiyaha Hay’adda bariga Afrika ee cilmi baarista horumarka(DAD)
Waana qoraa. Buugaagta cusub Ee uu qoray waxaa ugu danbeeyay.
U SAHAMI ADOON RARIN (waa diiwaan maanso)
التطوع حجر الزاوية في تحقيق المصالح.

الصومال مواطن الخلل في المسيرة التعليمية
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxay ka mahad celin Booqashada Dr Ali

Leave a Reply

Your email address will not be published.